Waxaan idiin soo gudbineynaa, 10 calaamadood oo haweenka qaar ay leeyihiin iyo ragga oo ka carara.
Haddii aad leedahay caaamadahan iska beddel.
1. Ma jiro nin jecel haweeney had iyo jeer jecel inay ninkeeda gacanta ku heyso oo aanan lala hadli Karin.
2. Ma jiro nin raba haweeney sheegasho badan mar waliba haweneyda shegata awaalka eey ugasho seykeeda ma jecla raga "
3. Ma jiro nin jecel haweeney mar dhif ah dhoolla cadeysa oo ay adagtahay in laga farxiyo.
4. Ma jiro nin jecel haweeney qeylo badan.
5. Ma jiro nin jecel haweeney cuqdad badan oo qalbiga ku heysata qaladaadkii hore.
6. Ma jiro nin jecel haweeney wiiqeyso ninkeeda xukunkiisa iyo maamulkiisa guriga "
7. Ma jiro nin raba haweeney la barbardhigeyso rag kale ama nin eey jecleed "
8. Man jiro nin raba haweeeney aanan xushmad lahayn oo aflagaado badan.
9. Ma jiro nin raba haweeney nafteeda lee ka fekerta oo aanan wax qabsi laheyn.
10- Ma jiro nin raba naag u dhaqanta masuuliyad daro tusaale marwadaada oo aanan ka fikirin cuntada hagajinta guriga IWM
Halkaan kala soco warbixino badan kama saacidaayo arimaha jaceylka iyo qoyska "
Omar Hussein Mohammed
Email Cumar789789@gmail.com
Comments
Post a Comment