Dumarka da'da yar ayaa badanaa dareemo wehel la'aan tiradaas oo ka badan kuwa ragga , sidaasi waxaa lagu sheegay baaritan lagu sameeyey dalka Somalia oo ay sameeyeen qubaro caalami ah.
Mid ka mid ah 10kii qof ee ku nool dalka Somalia ayaa la sheegay inay dareensanyihiin wehel la'an Waxaa jira dad badan oo da'a yar ah oo baraha bulshada u isticmaalo "si ay u daboolan noloshooda wehel la'aanta ah"
Baaritaanka ayaa diiradda lagu saaray sababaha keenay kali nimadaan-
waxaana lagu ogaaday in ay dhalinyarada ay aad ugu badan yihiin ayna saamayso xilliga ay ka soo gudbayaan iskuulka dhexe oo ay aadayaan jaamacadda.
Dhalinyarada ku nool caasimadaha iyo magaalooyinka waaweyn ayaa badanaa wajaha arrinkan marka la barbardhigo kuwa ku nool baadiyaha.
Hase yeeshe dhalinyarada ka soo jeedda qoysaska saboolka ah, gaar ahaan kuwa helo cuntada bilaashka ah ayaa la sheegay inay u badanyihiin dareemidda wehel la'aantan. Wehel la'aanta ayaa waxa la sheegay inay keento dhibaatooyin khaas ah sida cudurro iyo murugo ugu danbeyn in laguu arko inaad tahay wehel la'aan ayaa ah dhibaato kale.
Email-cumar789789@gmail.com

Comments
Post a Comment