Wax Badan Ka Baro Xanuunka Gaaska Caloosha
Maanta waxaynu soo qaadaneynaaa waxa uu yahay gaasku ( gastritis) waxa keena calamadaha lagu garto sida loobaaro iyo waliba sida lodaaweeyo.
waa maxay gastric(gastritis)?
Waa caabuq diiqa, ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid dabadheeraada(chronic).
Maxaa sababa gasric(gastritis)
Isticmaalka alcohol
In badan inaad mantagto
Stress ka
In gaajada laysku daawado
In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprinta.
Calaamadaha lagu garto gaaska(gastritis)?
Yalaalugo(labolabo), mantag, laabjeex iyo mantag dhiig la socdo.
Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale. Caloosha oo dibbirta, apatite xumo. Miisaanka oo yaraada.
Sidee lagu garan/ aqoonsan karaa magaca cudurka iyo astaanta saxda ah....
endoscopy; waa qalab afka inta qofka laga galiyo ilaa caloosha sawiraya kaasa lagu ogaan karaa hadduu nabar jiro
Daaweynta (treatment):
dawooyinka yareeya acid caloosha
iyo antibiotic haddii bacteria ay keento
Sidee loo yarayn karaa khatarta gaaska?
dawooyinka aan lagu qorin inaad iska qaadato waxay halis Ku tahay calosha siiba dawooyinka xanuun baabi'iyaasha
cunooyinka suugadu ku badan tahay ama basbaaska iyo dhanaanka badan leh iyana iska yareyso
W/Q, cabdi qaadir muqtaar cabdulle

Comments
Post a Comment