Imisa shax ayeey juventuus kuso shartagi kartaa kadin imaanshaha Ronaldo "

Maadaama haatan la rasmiyeeya laso wareegista cristian Ronaldo ee kooxda juventuus imisa shax ayeey kuso shartagi kartaa kooxda juventuus "

Jookarka reer portugal ayaa la xasuusta in 2 gool uu ka dhaliyay kooxdiisa cusub xili real eey champion ka qaaday kooxda juventuus

Hadaba aan eegno inta shax ee kooxda juventuus kuso shartagi karto sanadka 2018/2019 "

Email cumar789789@gmail.com

Comments