Wiilka saxibkeyga aan aadka u jeclaa noloshiisa warbixin
Qof aya hadda ka hor igu yiri nafsada ma heli kartid hadii aan dhumin .
Markii aan jiray 17 sano wiil aan jaceyl u qaaday inti aan dhigan jiray dugsiga sare asaga wiilka maahayn midka uga caansan ardayda iskuulka, xaga aqoonta iyo xaga jirdhiska xita dhaqaaalaha mahaysanin lakin wuxuu aha wiilka uga shactaro badan iskuulka
marku ii shactareynaaye qosol inta ku waashto aya jirka oo dhan i xanuunaye markaas ayaan dhihi jiray iga jooji
15 sano kadib wali waan xasuusta ma hilmaamin asaga wiilka waan iska qosla mararka qaar hadda anigoo asaga ka fakrayo iyo qaabka igu qoslayn jiray wiilka dhaq dhaqaaqayga ayey la socdan tilaabo kasto aan qaado markaas wax kastoo aan sameeyo waalid kayga iima ogalayn in aan sameeyo waxaana ka mid aha in aan shukaansado ama la socda wiilal
Marki igu horeysay aan xasuusto mar igu dajinaye aabe gurigiisa aabe dardaaran ayuu i siin jiray mararka qaar xaga wiilasha in aan iska ilaaliyo sirtooda iyo la socodkooda aabe mar ayuu i ogalaade in aan aado wiil xafadiisa hal mar ayey aheed markaas malin axad ayey aheed subax saacadi ku beegneed sadex saac isiin jiray xiisado ku saabsan xaga wiilasha lakin maxa yeeli aniga17 sano aya jirtay marka aabe wax kama qabin karo maxa yeeli waan qangaarey aniga Baaburka aya aabe ukiciyay wuu igu qaade
si igu keeyo xaafada wiilka xaafada agagaarkeeda xita wuu fiirina sida xaalka xaafada uyahay ayuu raba in uu ogaado su'aal ayuu aabe iwaydiiyay wiilka maxaad ku aragtey ayuu iwaydiiyay ?
Aniga waxa uga jawaabey sidaacad waxa ku iri wuu igu qoslaysiiya aabe marka asaga aan la jooga Aabe isla markii wuu iga jawaabey haye gartey doqon baad dooratey la soco gabadhayda.
Hal sano kadib si lama filaan ayuu xiriirka u kala go’ay aniga iyo asaga nolosha oo dhan aya cariiri igu noqday marka waxan is dhahay aduunka baa gabagabo ah wiilka walalkiisa ayan shukaansada kadib waan kala tagney marki uu arinta uu ogaadey wiilka arintaas kadib qibrad ayey ii noqotey
waxan go’aansadey in aan nolosheeda hore u sii socota murugda an waxba ii tiri karin aabe in hadda ka hor hadal igu yiri in u saxsana mustaqbal saaxibka aan yeelanayo wa in uu doqon noqonin 30 kadib waan faraxsana waxaana saaxib laha wiilka australian ah oo aan ad u jecla magaciisa gaabe
qeybta labaad dhawaan la soco insha allah "
waxaa qoray cassi Ellen waxaa tarjumay Mohammed Abdinur mohammed Danan "
Comments
Post a Comment