Wasir ka tirsan xukuumada kheyre oo is casilay sawabtu maxeey tahay "

C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federalka Soomalaiya  ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi.
C/casiis Lafta Gareen oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inuu doortay iscasilaadaasi, kadib markii sida uu sheegay uu isku soo sharaxay xilka afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay inuu yahay Musharax u taagan qabashada xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, sidaasi awgeedna booska Wasiiru dowlaha uu isaga casilay

Comments