Mareykanka oo ku dhagan wasiirka gaanshaandhiga iyo taliyihii ciidamada xooga sawab "


Warar si hoose u heshay wakaaladda wararka ee shinwa ayaa waxay sheegayaan in dowladda Maraykanka ay hadda ku dheggan tahay wasiirki difaaca xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed C/laahi iyo taliyahii xoogga dalka Jeneraal Cirfiid, kuwaasi oo is casilay sawab la aan.


Sababta ay isku casileen ayaa ahayd sida la sheegay kadib markii lagu ogaaday musuq dhanka hubka iyo lacagta ciidamada oo ay sameeyeen.

Hadaba dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in raggan aan sahal lagu deyn karin maadaama lagu eedeeyay iney Al-shabaab ka iibsadeen hub aad u badan.

Ilo ku dhow safaaradda Maraykanka waxeey sheegeysaa in Maraykanka uu dooanyo in la maxkamadeeyo xubnahan si Soomaaliya aysan u weynin taageero badan.

Hubka la sheegayo in xubnahan iibsadeen ayaa aad u badan, waxaana sido kale la sheegaya in malaayiin doolar oo loogu soo dhiibay ciidamada ay la tageen.

Fadlan halkaan igala so xariir ___________mahadsanid

Cumar789789@gmail.com

Comments