Maxaa Ka Socda Madaxtooyada Somalia Akhriso.
Madaxweyne farmaajo ayaa ka dalbaday wasiirka amniga qaranka islow in uu si degdeg ah isku casilo balse wasiirka amniga ayaa ka biyo diiday.
madaxweynaha ayaa habeenkii xalay ahaa kula kulamay wasiirka mdaxtooyada somalia waxaa uuna dalbaday wasiirka in uu iscasilo xilkaasina uu baneeyo.
madaxweyne farmaajo ayaa u balan qaaday wasiirka amniga islow in uu u dhiibi doono xilka u qalba wasiirka.
wasiir islow ayaa madaxweynaha u u sheegay in uusan iscasili doonin arintaasina ay ku tahay sumcad xumo.
madaxwene farmaajo ayaa u sheeagay wasiir ducaale islow in uu ku fashilmay xilka uu u hayay qaranka amaanka magaalada muqdishana uu hawada ka baxay muhiimada ugu weyna ay tahay in uu xilka ka tago hadii uu wax ka qaban waayo amaanka dalka oo dhan si loo keeno shaqsi ka soo bixi kara shaqadaan dhibka badan ee muwaadin walba masuuliyad kaa saaran tahay.
magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo kala duwan oo kala saamayn badan waxaana ku danbeeyay qaraxii ka dhacay isgooska 14 oktoobar ekis soobe oo aqoon jiray adoona wali la soo bandhigin cidii ka danbeysay qaraxaasi.
Facepook comment
Comments
Post a Comment