Waxyaabaha Sababa Cuqdad Nafsiga Iyo Dadka U Nugul Inuu Ku Dhaco

Waxyaabaha Sababa Cuqdad Nafsiga Iyo Dadka U Nugul Inuu Ku Dhaco

Waa maxay Cuqdad Nafsi?

Cuqdad Nafsigu wuxu ka mid yahay cudurada ku dhaca admiga gaar ahaan qalbiga ama maskaxda kaas oo ka dhiga qofka ku dhaca sida qof maqan ama mar walba xanaagsan ,  ama inuu gaar uga baxo dadka kale asiga oo dhibsanaya hadalka badan iyo arkida dadka u karahsanaaya.
Haddaba yuu ku dhacaa Cuqdad Nafsiga?
Sida ay u sheegeen dhaqatiirta ku takhasusay Cilmu Nafsiga ay sharaxeen cida si rasmiga ugu dhaco  iyo wadama ay u badan yihin, Cuqdad Nafsi ayaa waxa uu ku dhaca dadka ka soo safra wadamadooda yimaadana wadamo kale si ay ugu nolaadaan ama ay wax ugu bartaan sida dadka Soomaalida oo dunida kusii faafaya.
Kuma koobna oo kaliya Soomaalida ee waxa  kale oo jira dad badan oo ajaanib ah oo ku dalka Suuadan haba u badnaadaanee dadka ka yimid Asia oo ka imaaday wadamo qabow soona gaaray wadan kuleel kuwaaso ku jajabay Cuqdad Nafsigu.
Maxaad u taqaanaa Cuqdad Nafsigu?
Cudurkani Cuqdad Nafsigu waxa uu aad ugu dhowyahay B.F-ta gasha neerfaha. Taaso qofki qaba aan la hadlin umada kale weligisna iska xanaqsan markaad fiiriso uu dood ku qabsanaya qofna aan wax ka haleen.
Maxaa sababa Cuqdad Nafsiga?
Waxa sababa Cuqdad Nafsiga murugada badan iyo waxa loo yaqaana shiidka uu soo  weeraro qofka iyo niyad jabka qofka ku dhaca.
Dalkee ayuu ugu badan yahay Cuqdad Nafsigu?
Waxaa uu ugu badan yahay Suudaan, Wadankan Suudaan ayaa waxa u ku dhacaa ardayda ajaanibta ah iyo qaar ka mid dadka u dhashay wadanka, iyada oo wadankan dadka inta badan ka cawaadaan Cuqdad Nafsiga.
Sidee looga badbaadi karaa ama looga hortagi karaa Cuqdad Nafsiga?
Waxa taqaatirka inta badan ugu baaqaan dadka qaba Cuqdad Nafsiga  in ay tagaan rugta Cilmi Nafsiga ee ugu dhow ama ay bulshada dhax galaan.
Waxaan aragnay markuu ku qabto Cuqdad Nafsiga haddii aad dhax gasho bulshada u ku daynaayo wax yar ka dib, u kalama soocna Cuqdad Nafsiga yar iyo wayn iyada oo qofkii murug soo weerarta uu fa’idesanaya ugu dambeyna noqonaya qof haya Cuqdad Nafsi.
fadlan Wixii Rayi Ah Halkaan Iigu Reeb Mahadsanidiin

cumar789789@gmail.com

Comments