Kulanti wacan asxaabta had iyo jeer nala socota " sacdiyo oo 24 jir ah kuna sugan
magaalada boosaaso ee xarunta gobalka bari hani iyo maxamed nuur oo asna ku sugan wadanka south africa oo in mudo wada socday
jaceyl dheerna wada qaatay ayaa mudo kadib calaf isku yeelan waayay in eey is calfadaan "
maadaama maxamed oo qayaanay sacdiyo oo isa siisay maxamed -
maxamed ayaa wacay sacdiyo una sheegay in xamar uu yimid dhawaana uu guursan rawo taasna darteedna uso wacay "
sacdiyo ayaa isla markii telka damisay iyado miir aana laheen maadaama eey isku diyaarineese safar eey muqdisho ku balansanaayeen maxamed oo isna dhawaan caasimada xamar yimid sacdiyo ayaa mudo lawo maalin miir laheen iyado qol iskaaga jirtay hurdo iyo farax midna aanan heysan ........
Dhawaan filo Qeybtii 2' aad "
Email cumar789789@gmail.com

Qeybtedi 2aad aaway
ReplyDelete