Qormadaan waxeey taawaneysaa qof walbo somalia ah waxna bartay
Waxaa ayaan darro ah in qof cimrigiisa kala bar ku soo qaatay waxbarasho oo laga sugaayo in miraha aqoonta ay gurtaan isaga, waalidkiis iyo shacabkiisa inuu wali magan u yahay qabiil uu shahaadada u geynaayo xildhibaan iyo odey dhaqameed.
Waxaa ayaan darro ah in wiil ama gabar Soomaaliyeed oo jaamacad dhameeyey ay ka quusteen dalkooda oo ay nolol ka raadsheen dal kale si' fududna ugu dhinteen badaha, silac ugu jiraan xabsiyo kana quusteen dalkooda iyo dad kooda.
Waxaa ayaan darro ah in billado muwaadin Soomaaliyeed u soo dhididay ay ku faanaan dalal shisheeye oo ka faa'ideestay kartida Soomaaliga qabka iyo kartida leh.
wixii talo ah halkaan noogu so dir
Email cumar789789@gmail.com
Comments
Post a Comment