Side lo sameeya website free ah "

Sidee loo sameeyaa website

Marka hore Ramadaan kariim dhamaan  Maanta waxaan idin soo gudbinaynaa aasaaska sida loo sameeyo website.
Ugu horayn marka aad  doonayso inaad website sameesato waxaa lagaaga baahanyahay inaad xariif ku tahay aalada computerka siiba qaybaha programminka, luuqadaha sida gaarka lagaaga doonayo waxaa ka mid ah HTML, CSS, JAVASCRIPT sidoo kale waxaa kusii anfaci karo PHP, intaas oo luuqad kuma soo koobi karno hal mawduuc, sidaasi awgeed waxaan idin soo diyaarinay casharo si tartiib tartiib laguugu bari doona HTML iyo CSS "
Fg cashirada waxeey ka goobnaan doonaan dhowr qeybood ka fa'iideysi wcn "
Wixii macluumaad ah halkaan igala so xariir "
Email cumar789789@gmail.com

Comments