Runtii Waxaan jeclahay Quruxdaada, Socodkaaga, Ilkahaaga cad,, Indhahaaga Baliisha, Labiskaaga wacan, Qosolkaaga, Kaftankaaga, Sheekadaada, IWM/

   
Jaceylka Maanta maahan mid xaqiiq ah ama runta hoos jooga waxa jira Dad aanan si dhadhan leh usoo marin jaceelka misana ku sheegay inuu wax soo jeclaaday ,

Qofku waxa uu dareemaa jaceeelka marka uu qaraarkiisa soo dhadhamiyo ama uu soo taabto Xumaanta jaceylka waa goorta uu garabkaaga ka baxo jaceyl aad mudo aad ubadan soo dhiseesay.

Dhalinta Cusub waxaa dilay Dookh iyadoo aysan ukala saarneen Dookha iyo Jaceylka waxa farqi ahaan u dhaxeeya waxaa jiri kara kumanaan Dhigaaga ah ood isha uun ka jeclaatay balse wali usan hadal idin dhex marin niyada ayaad ka taageersantahay waad ku hanweynathay inaad la wadaagto xariir Balse kuma aysan suura galyn , Laga yaabee in niyadaadu ku tiraah qofkaas ayaadba jeceshahay.

Dookhi ayeey dadku ka dhigeen Jaceyl iyagoo aanan fahansaneen Magaca Guud ee Jaceyl,

Waxaad is barateen Gabadh/Wiil Isbuuc gudahiisa waxaad isku sheegteen in qalbiyadiinu isku furan yihiin Wiilka ama gabadha laga yaabee iney ku dhahdo Waan ku Jeclahay, 

Balse waxaa Xaqiiq ah in qofkaasi weydiin Maxaad igu Jeclaatay iwm, Lacala markii ay imaatana waa Jawaab aan sidaas Uga Fogeen Ficilka ahna, 

Runtii Waxaan jeclahay Quruxdaada, Socodkaaga, Ilkahaaga cad,,  Indhahaaga Baliisha, Labiskaaga wacan, Qosolkaaga, Kaftankaaga, Sheekadaada, IWM.

Balse Ma is weydiiyan Beri hadii Quruxdayda iyo midabkeygu is badalaan Maxaa dhacay oo Miyaad iga xiisa dhigeysaa ood inacaysaa Marka sidan si ka duwan usoo labistu maxaad Igu Sameyneysaaa , Waana Su’aalahan dhalinta Maantu is weydiinin marnaba Balse waa Muhiim inaad sifiican uga taxadartaa ruuxa aad qalbiga ufureysid Misana aad aamineysid, Ka Fiirso oo baar wixii ka run ah iyo wixii Ka been ahba "

wixii talo iyo tusaalo halkaan iigu so dir  "

Email cumar789789@gmail.com 

ama page ka cumar rooti "

mahadsanidiin "

Comments