Ragu kama,maarmaan dumarka ' Dumarkana kama maarmaan raga faalo xiisa leh "

Ragu kama maarmaan dumarka iyaguna kama maarmaan raga '

Nooluhu waa kuwo isku baahan iskuna doorto siyaabo kala duwan dhanka dooqana aan kawada simneen "

Hadaba haweenku waxa eey aad ujacelyahiin raga waqti walba ka warhaayo xaalkooda sido kale waqti walbana fursad usiiya ineey baahideeda ka hadasho "
Kan mar walba tix galsha codsiyadeeda sido kale kagana farxiyo waxyaabaha kadis,ah sida i love you "
Midka unugul sheekadeeda siiyana waqti ku filan waxeyna dumarku intaa kadib daneenayaan ineey nolol wadaag naqdaan ninka,sidaa ula dhaqma "

Asxaaabtaada la wadaaag oo sii share gareey "
wixii talo ah halkaan iigu so dir '

Email cumar789789@gmail.com

Comments