Tolow jaceylka waa maxey ?

?
  Tolow jacaylku waa maxay ?  
Ma xanuun talaalkiis la tix raacin walibaa tabtii loo dawen lahaa lagu daalay tolowbaa dhakhatiir ku takhasusa taariikhdu qorinbaa?

Tolow jacaylku waa maxay

 Ma hargab tabtiisbaa tiradiisa la qorinoo la tiro koobi karinbaa?  
Tolo jacaylku waa maxay? 

jaceylka  xumadiisu tarantoo loo taagba helinbaa? 

 Tolow jacaylku waa maxay

 Ma tufkii wadaad oo cashar loogu tufay oo talantaali loo dhamay tarabtarabna loo cabay dadku wada tilmaantaa? 

 Tolow jacaylku waa maxay?

Ma indhoole tamar loo dadku toosiyaan oo wado toos u aragoo tubta toosan waligii kii ku turunturoodaa? 

 Tolow jacaylku waa maxay?

Ma digtoy tarka taliyoo ku tunta dastuurkoo mucaaridka toogtoo tabtuu rabo mooyee taloba talo ahaynbaa ? 

wixii macluumaad ah kala xiriir 

cumar789789@gmail.com

Comments