R/wasaare Kheyre ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso Dekadda isla markaana loo ilaaliyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala Dekadda. on April 10, 2017 Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps R/wasaare Kheyre ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso Dekadda isla markaana loo ilaaliyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala Dekadda. Waxaa uu ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala Dekadda in ay ilaaliyaan Masuuliyadda lagu aaminay maadaama ay Dowladdu wado qorshe lagu wada xisaabtamayo. R/wasaarahu waxaa uu cadeeyey inaan xukuumadiisu aqbali doonin in shaqsi gaar ah uu ku takri falo dhaqaalaha Dowladda. Kormeerka Raysal wasaaruhu waxay ahayd Mid lama Filaan ah oo aan Horay loo shaacin, Mana ahan Booqashooyin looga bartay Madaxdii Hore. Talaabadan Raysalwasaaruha ayaa xoojin karta Kalsoonida dadweynuhu ku qabo Xukuumadiisa waxayna Ka markhaati keceysa Ballanqaadkiisii ahaa Islaxisaabtan Dhab ah. Sawiro:- Comments
Comments
Post a Comment