Real Madrid vs Barcelona – El-Clasico – Kulanka Go’aamin Kara Mustaqbalka La Liga Ee Xili Ciyaareedkaan "
La Liga, kulan ka go'amin doona cida hanan karta La Liga ee El Clasico
Kani kama duwana, Barcelona ay ay badiso rajo weyn ayaa ka soo galeysa hanashada La Liga walow kulan baaqi u yahay Los Blancos.
Madrid kalsooni ay haysataa maadama ay gaartay afar dhamaadka Champions League halka Barcelona la soo reebay.
WARARKA LABADA DHINAC
Real
– Dani Carvajal wuu ka soo laabtay ganaaxii seejiyey ciyaar asbuucii hore
– Pepe and Raphael Varane labada wey maqan yihiin, Nacho ayaa sii ciyaari doona
– Gareth Bale waa taam kaddib markii uu seegay Champions League-ga
Barca
-Neymar ganaax ayuu ku maqan yahay
-Jordi Alba iyo Paco Alcacer ayaa la filayaa in ay dheelaan
-Arda Turan dhaawac ayaa xakameenaya balse waxaa dheeli kara Denis Suarez
RAADRAAC
-21kii kulan ee ay Real Madrid ku dheeshay gurigeeda La Liga lagama badin
-10 ka mida 12kii kulan ee ugu dambeeyey Barcelona wey badisay La Lga
SAFAFKA LA FILI KARO
Gegida: Santiago Bernabeu
Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm
Dhex dhexaadiyaha: Alejandro Hernandez
Cumar rooi arimaha bulshada
waxaa qoray cumar xuseen maxamed
Comments
Post a Comment