
Wax Badan Ka Ogow Niyad Jabka Iyo Dhibaatooyinkiisa "
Kulanti wcn waa saxibkiim Cumar rooti oo idin leh isu so naqad wanagsan "
Niyad-jabka waxaa loola jeedaa, markay jirto xaalad dareen ah oo uu qofku muddo dheer dareemayo dhib iyo ciriri nafsadda ah, noloshuna ay u muuqato mid aan iftiin lahayn. Marka qofka uu hayo niyadjab, haba yaraateen ma jiraan wax uu dareen wanaagsan oo farxad geliya ka helayo. Qofka niyadjabku hayo inuu hawl bilaabo way ku adag tahay, si dhakhso ah ayuuna u daalaa. Inta badanna way ku adag tahay inuu go’aan gaaro. Waxaa sidoo kale ku adag inuu qalbigiisu u soo jeedo tusaale ahaan waxbarashada iyo wax akhriskaba
Dhawaan filo qiso taxano ino ahaan doonto insha Allah "
Comments
Post a Comment