Waa muhiim inaad sameyso sagaalkaan waano

qaata waanooyinkan. Waa muhiim inaad sameyso sagaalkaan waano sawabto ah waxeey Ku tahay faa'iido hadaba maxeey kala yihiin (1) Noloshaadu mar walba haku salaysnaato raaxo inaad heshid. (2) Mar walba jeclow sariirta illayn waa boqortooyadaadiiye. (3) Maalintiina raaxayso ama muran si'aad habeenkii si dhib yar ugu gama'do. (4) Shaqadu waa mid muqaddas ah saasoo ay tahayna ha'u dhowaan marnaba. (5) weligaa howsha berri aad qaban lahayd ha qaban adoo awooda inaad saadanbe qabanayso oo dib u dhig. (6) Shaqada ugu howl yar qabo iskuna day in qeerkaa qabto howshaas. (7) Ha wer-werin qofi dhiman mayo wax qabad la'aantaada,laakiinse waxaad dhib geysanaysaa markaad shaqayso. (8) Haddaad dareento oo aad jeclaysato inaad howl qabato isku kala bixi sariirta intay baahidaasi kaa tagayso. (9) Ogow shaqadu inay jirka u tahay dawo .

Comments