Banaanbax looga so hirjeedo somalia lagu xukumay dil bilaa sharci daro ah oo ka dhacay magaalada galkacayo "

banaabxani maanta ay sameyeen qaar ka mid ah bulshada ku nool magalada Gaalkacyo gaar ahaan dhinac konfured ayaa waxaa uu ahaa mid ay kaga soo horjeedaan xukun la sheegay in dowlada india ay ku riday dhalanyaro soomaaliyeed oo lagu eedeyay in ay ka tirsan yihiin burcad badeda soomaliya. Dibad baxayaasha ayaa waxaa ay ku qeylinayeen ereyo ay ku dalbanayaan in Dowlada india ay ka laabto xukunka dilka ah ee lagu riday ku dhawad 50 dhalanayaro oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka india iyagoona dhinac kale ugu baaqay dowlada soomaliya iyo maamulka galmudug in ay gacan ka geystaan sidii loo sii deyn lahaa dhalanyaradaasi. sidoo kale qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay dibad baxa ayaa sheegay in dhalanyarada lagu eedeyay burcad badeednimada aysan aheyn isalmrkana ay hayeen kaluumeysto Hoos ka dhageyso cododka dibad baxa

Comments