QISO XANUUN BADAN "

QISO XANUUN BADAN: 


Ahmed Wuxuu Sacuudiga Ku guursadey Kowsar muddo laga joogo 7 bilood, Waxayna Kawada imaden Gobolka#Togdheer.... Da'dooda waa 23jir ila 25 jir, Waxayna Rabeen In ay qosy dhistaan iyo mustaqbal. lkn Dib markey ugu soo laabteen Burco ayey ku fikireen iney u Tahriiban #Yurub.
Waxa ay soo mareen Itoobiya ilaa Sudan ilaa Masar wey nabad imaaden Lkn qadar Alle Ayaa Ku dhacday iyo wakhtigooda oo Halkas Ku eeka Alle Ha U naxariisto....
Lamaane isqabay ayey ahaayeen oo Halmar Badda ku geeriyooday.... Rabbi ha u naxariisto

Comments