Geeraarkaan waxaa qoray cumar rooti waxaana nisoo gudbineeso shabakada arimaha bulshada
Qalanjooy waxaad tahay taan dunida ka doortay,
iftiinkii qalbigeyga taan weheshanaayey,
dunidaan dusheeda dad iyo duunyo adigaan kaa ishaartee,
kalgaceylka aan abuuray mirihiisa waa adigee,
xididada jirkoo idil dhamaan xubnaha jirkeygoo idil waad ka muuqataa,
Qalanjooy balanteena ha ahaato I Love you
JAWAAB
Bashaashkii nafteydow
kaan weheshanaayow
Bilanow aboowe
Barashada jaceylkaaga
Baahi igu deyshee
Bilicsanow aboowe
Bogga i saar
Beerta jaceylka i gee
Baariyow boqol baan kaa ishaartoo
Balanteenu ha ahaato
I LOVE YOU

Comments