Sergio Ramos ayaa dhaawac uga baxay qaybtii dambe ee kulankii Real Madrid ay xasuuqday Deportivo kaas oo ahaa kulankii ugu horeeyay ee tababare Zidane.
Ramos ayaan ka qayb qaadan tababarkii shalay ee Real Madrid ee ka hor kulanka Sporting Gijon waxaana la filayaa in Varane uu buuxin doono booskiisa.
Tan iyo markii uu dhaawaca ku baxay isbuucii hore Sergio Ramos kama soo muuqan tababarka Real Madrid taas oo ka dhigan inuu seegi doono kulanka habeen damde.
Comments
Post a Comment