premier league iyo kooxaha sida ey isku arki doonaan xaqiiq sports

todowaaadkaan iyo sida loo ciyaari  doono kooxaha english premier league
waxaa qoray ; cumar rooti 








chelsea oo cadaadis saaranyahay ayaa wajahi doonto kooxda everton 
halka man city eey iyadana wajahi doonto kooxda awooda laso baxday ee  Crystal Palace
kulanka ugu xamaasada badan ee todowaadkaan ayaa dhaxmari doono kooxaha Liverpool v Man Utd



hadaba halkaan ka aqriso kooxaha iyo sida eey ukulmi doonaan todowaadnaan soo aadan
SABTI
Tottenham v Sunderland 
 
Bournemouth v Norwich 
 
Chelsea v Everton 
 
Man City v Crystal Palace
 
Newcastle v West Ham 
 
Southampton v West Brom 
 
Aston Villa v Leicester 
 
AXAD 
Liverpool v Man Utd 

Stoke v Arsenal 
 
ISNIIN
Swansea v Watford

waa horyaalka ugu xamaasada badan caalamka waxaana shaki ku jirin in xamaasada premier league oo yahay horyaal dhib badan cadaadisna saarna macalimiinta iyadoo la xasuusto jahawareerkii mmaclinkii ugu caansanaa aduunka ee jose mourinho laga ceyriyay kooxda chelsea " 
 

Comments