MSN IYO BBC OO MIN SHAN GOOL KALA DHALIYAY

WAXAA QORAY CUMAR ROOTI

yaa hogaaminaaya goal dhalinta horyaaalka espain ?
Luis Suarez ayaa 18 gool ku hogaaminaya gool dhalinta La Ligaha oo uu 18 kulan ku dhaliyay taas oo la micno ah in xidiga ree Uruguay uu celcelis ahaan kulankasta hal gool dhaliyay. Neymar Jr, Karim Benzema iyo Cristiano Ronaldo ayaa isku goolal ah, waxayna wada leeyihiin min 16 gool laakiin waxa kala duwan inta kulan ee ay ku dhaliyeen goolashan.
Cristiano Ronaldo ayaa 16 gool ku dhaliyay 20 kulan,Karim Benzema ayaa 16 gool ku dhaliyay 15 kulan halka uu Neymar Jr 16 gool ku dhaliyay 17 kulan, waanad dareemi kartaa sida ay saddex xidig ugu kala duwan yihiin heerka gool dhalinta iyo kulamada ay ku kala dhaliyeen.


Karim Benzema ayaa 16 gool ku dhaliyay 15 kulan 
 Neymar Jr 16 gool ku dhaliyay 17 kulan
LA ARKI DOONE CIDA UU NASIIBKA SAAMAXO MSN IYO BBC

Comments