farhaan maxamed jimcaale oo lagu tilmaamo mid ka mid ah saxafiyiinta ugu caansan ee somalia ayaa booqday garoonka ald trafford ee man united ku ciyaarto farxaan ayaa ka shaqeeya warbaahinta bbc qeybta afka soomalia waa riyo aana cid kasta urumoowi karin in eey caga dhigato karoon caan ah sida ald troffod oo kale waxaan isku dayi doonaa in aan la xariirno si aan wax badan uga weydiino arintaan waa halyeey bbc ushaqeeya waxaana lagu tiriyaa wariyaasha ugu wanaagsan somalia
Comments
Post a Comment