.
Labada koox ayaa kul kulmay garonka Banaadir kulanki 17 ee wareega hore ee horyaalka waxanabilowga hore ee cayaarta kooxda Dekedda waxana u saxiixay Chebuese Sioms oo dalak Nigeria u dhashay 1-0 ayana qaybta hore lau kala nastay .
Marki laysku soo laabtaty kooxda Dekedda ayaadheeraysatay hogaanka cayarta waxanalaba gool oo deg deg ah u dhaliyay Cabdcasiis Hoomeey iyo Chebuese Sioms oo goolkiisi labaad ee cayarat dhaliyay .
Marki laysku soo laabtaty kooxda Dekedda ayaadheeraysatay hogaanka cayarta waxanalaba gool oo deg deg ah u dhaliyay Cabdcasiis Hoomeey iyo Chebuese Sioms oo goolkiisi labaad ee cayarat dhaliyay .
Kooxda Saxafi ayaa ayaa kadib dadaal dheer heshay gool waxana u saxiixay Maxamed cabdi nuur xaaji Shaarkeey oo oo gool kulaad u dhaliyay kooxdiisa.
kooxda Saxafi oo dagaal ugu jirta sidii gool kale ku heli lahayad waxaa gool afarad kaga naxsaday Cabdi Qadar Maxamed Caruus, waxayna cayarta ugu damabayn kusoo idlaatay 4-1oo ay guusha ku raacday Dekedda .
Dekeda ayaa iminka horyalka ku hor kacaysa 10 dhibic waxaan kusoo xiga Banaadir oo 9 dhibic , basle kulan u harsan jimcaha la cayaari doonta Jeenyo.
Comments
Post a Comment