real madrid ayaa xooga saari doonto soo qaadashada kun aguero madaxweynaha madrid ayaa isku dayi doono in uu ka ka dukaameysado horyaaalka english premier league maadaama xayiraad laga saari doono wixii ka danbeeya bisha janaayo waxeyna madrid sido kale diirada usaaran ciyaartoyda kala ah Hezard Bogba iyo lewendewezki la arki doone qorshaha eey maamulka madrid damacsanyihiin sida uu ku suurta gali karo "
Comments
Post a Comment