Posts

Sidee lagu gaaraa guur farxad leh? Waa arin aan dhowr jeer wax ka qornay islamarkaana aysan suaasheedu dhamaan. Hadaba waxaan eegeynaa mar kale 5o qodob oo guurkaaga ka dhigi kara mid farxadi ku dheehantahay.