chelsea oo diirada saareysa xidigii hore ee ac milan alexandre pato

waxaa qoray" ashiir nani
chelsea ayey diirada usaarantahay xidiga eey sanadihi dambe laga waayay shaashadaha caalamka  isla markaana udhashay dalka brazil ee pato diirada usaaran  tababaraha dhawaangalka ah ee chelsea  gus hindik macalinka aya saa id uxiisenaya xidigan kuwacan dhanka weerarka wararka laga helaaya dalka brazil ayaa sheegaya in qadka talefanka ku xiriiren wakiilka ciyaaryahaan pato iyo malkiilaha chelsea la arki doone in chelsea ey hesho ciyaaryahaankaan iyo in kale "

Comments